fidow1010
Ardayda umulqura boarding school oo uduceeyay ummada soomaaliyeed
Ilaah ayaa ku mahadsan maalintaan weyn.
kulan quraan aqris ah oo alle looga baryayay in ummada soomaaliyeed kabadbaadiyo musiibooyinka socda iyo cudurada sida coronavirus covid19 oo lagu qabtay xarunta dhexe ee mua.sasada umulqura boarding school.
kulanka ayaa isugu jiray laba qeeybood oo kala ah quraan aqris iyo duco loo duceeynayay dalka iyo dadka soomaaliyeed in alle kabadbaadsho dhibaatooyinka jira
Ugu danbeyn kulankaan ayaa kuso dhamaadey jawi farxadeed iyado hoos laga xariiqay in ay muhiim tahay in ummadu joogteeso kulamada nuucaan.
#SharePost
#likeforfollow
#comments