EUSomalia
photo 1(1)
Press release: EU provides 26 scholarships for refugee youth in Dadaab
29/10/2014
Today, the European Union and its partners, Africa Education Trust (AET) and Centre for British Teachers (CfBT) launched a scholarships programme for 26 secondary school leavers from Dadaab (Kenya), the world’s largest refugee camp. The initiative aims at promoting higher education and training opportunities for young people confined to this camp and lacking perspectives.
The scholarship beneficiaries will be enrolled in Mount Kenya University, Thika Campus. The beneficiaries are pursuing Certificate and Diploma level courses in development related fields like Project Management, Public Relations and Early Childhood Development and Education. The programme will no doubt contribute to having educated and skilled Somali refugees, capable of rebuilding their country when they eventually return.
The scholarships initiative is part of the Somalia-Wide Education Synergies (SWES) programme worth 5 million EUR. The geographical focus of the programme is Somaliland, Puntland and South Central Somalia as well as Dadaab. It focuses on education issues which are better addressed on Somalia-wide basis such as examinations, curriculum, scholarships and networking between the regions.
The EU also funds a complementary education programme in Dadaab worth 3.5 million EUR. This programme aims at improving the school infrastructure, increasing the number of trained teachers, improving ICT skills of secondary and post-secondary school students, building capacities of school management committees and expanding vocational training opportunities for youth. In addition, the EU provides 240 Dadaab teacher scholarships to acquire either Certificate (120) or Diploma (120) level qualifications. (END)
War-saxaafadeed:
Midowga Yurub oo Deeq-waxbarasho siiyay 26 dhalinyarada ku nool Dadaab
Maanta, Midowga Yurub iyo hay’adaha la shaqeeya ee African Education Trust (AET) iyo Xarunta Macalimiinta Biritishka (CfBT) ayaa waxay bilaabeen barnaamij Deeq-Waxbarasho oo ah 26 arday oo dhamaystay Dugsi Sare ee Dadaab Kenya, Xereda Qaxoonti ee Aduunka ugu wayn. Hindisahan cusub waxay ujeedadiisu tahay in sare loo qaado Waxbarshada Sare iyo fursadaha tababaro ee la siiyo dhalinyarada ku jira xeryaha ee aan helin fursadaha
Ardayda ka faa’iidaysata Deeqda-Waxbarasho waxaa la qorayaa Jaamacada Mount Kenya iyo Jaamacada Thika. Ardayda ku guulaysata Deeqda Waxbarsho waxay wadanayaan koorsooyin heer Shahaado iyo heer diblooma ba ah, waxayna baranayaaan culuumta ku saabsan horumarka, sida loo maamulo mashaariicda, Xidhiidhka Dadwaynaha iyo horumarinta caruurta da’doodu yar tahay iyo waxbarashada. Barnaamijkan ayaan shaki ku jirin inuu qayb ka qaadanayo in la helo Soomaali qaxoonti ah oo leh xirfad iyo aqoon si ay u awoodaan inay dalkooda dib u dhistaan markay dib u laabtaan.
Deeqdan-waxbarasho waxay qayb ka tahay barnaamijka Isku-dhafka Waxbarashada Soomaaliya oo dhan (SWES) oo ku kacaya 5 Milyan oo lacagta Euroga ah. Juquraafi ahaan barnaamjikani wuxuu ka shaqaynayaa Somaliland, Puntland iyo Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya iyo sidoo kale xerada qaxoontiga ee Dadaab. Waxaa diiradda lagu saaraa arrimaha waxbarasho ee si guud wax looga qabtay Soomaaliya oo dhan sida, imtixaanada, manhajka waxbarsho, deeaha waxbarasho iyo isku xidhka goboladda.
Midowga Yurub wuxuu sidoo kale taageeraa barnaamij waxbarasho oo dheeraad ee Dadaab kaas oo ku kacaya 3.5 Milyan oo lacagta Euroga ah. Barnaamijkani wuxuu u jeedaa inuu sare u qaado kaabayaasha dugsiga, kordhinta tirade macalimiinta la tababaray, kor-uqaadista xirfadaha ICTga ee ardayda Dugsiga sare iyo kuwa dhamaysatay dugsiga sare, dhisida aqoonta iyo xirfada gudida maamulka dugsiga iyo kordhinta xirfadaha farsamada gacanta ee dhalinyarta, intaa waxaa dheer Midowga Yurub wuxuu bixiyaa Deeq-waxbarasho oo lagu tababaro macalimiinta si ay u helaan Shahaado iyadoo la tababaro 120 macalin oo shahaado qaata halka 120 kalena ay qaataan shahaado heer Diblooma ah.